Maayar Kuxigeenka Gabiley Oo Ka Hadlay Dagaal Gacan ka Hadal ah Oo Dhex Maray Maayar Amiin Iyo Imaam Masaajid!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayar Kuxigeenka Gabiley Oo Ka Hadlay Dagaal Gacan ka Hadal ah Oo Dhex Maray Maayar Amiin Iyo Imaam Masaajid!!
February 5, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Maayar kuxigeenka Magaalada gabiley Cabdi Iiid ayaa markii ugu horaysay ka hadlay  dagaal masaajid dhexdii ku dhex maray maayarka gabiley iyo midkamida hawlwadeenada masaajid ka imaaraat ee gabiley taasi oo keenat in xabsiga loo taxaabo imaamkii masaajid ee maayar Amiin dagaal ku dhexmaray

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS