Maareeyihii Hore Wakaalada Biyaha Arabsiyo iyo Maareeyaha Cusub oo Xilkii La Kala Wareegay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maareeyihii Hore Wakaalada Biyaha Arabsiyo iyo Maareeyaha Cusub oo Xilkii La Kala Wareegay
February 21, 2019 - Written by Reporter:

Arabsiyo (WJN)- Guddoomiye ku xigeenka gobolka Gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi iyo Guddoomiyaha degmada Arabsiyo Xamse Xaaji Xuseen, ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyay Maareeyihii hore Wakaalada Biyaha Arabsiyo iyo Maareeyaha cusub ee Wasiirka Biyuhu u soo magacaabay degmadaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS