|
|||||
WAJAALE NEWS
Lughaya: Mid Kamida Laba Beelood oo Uu Ka Dhaxeeyo Khilaaf Dhinaca Beerashada Dhulka oo Xukuumada Baaq U Diray
February 16, 2019 - Written by Reporter:Lughaya (WJN)- Iyadoo mudooyinkii u danbeeyay uu khilaaf dhinaca beerashada dhulka uu ka taagnaa deegaanada Damal, Ceela-helay iyo Gargaara oo hoos yimaada degmada Lughaya ee gobolka Salal oo ay isku hayeen laba beelood oo halkaasi wada dega, ayaa mid kamida labada beelood ee isku haya deegaanadaasi, ayaa Xukuumada Somaliland ka dalbaday inay waan waan nabadeed ay ka gasho khilaafka labada beelood si aanay colaada halkaasi ka taagan aanay sii balaadhan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Muj Ibraahim Dhagawayne Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Haldoorka Beeshiisa Ee Isbadal Doonka Ah. Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xaalada Dagaal Ee Gobolka Sool, Eedo Culusna Uj... Baarlamaanka Oo Maanta Go’aan Cad Ka Gaadhi Doona Xeerka Bileyska Ee Laysku Mari La’yahay Meelmarint... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|