Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Gaadiidleyda Booyadaha Wajaale iyo Wasaarada Biyaha oo La Xalliyey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Gaadiidleyda Booyadaha Wajaale iyo Wasaarada Biyaha oo La Xalliyey
February 11, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Badhasaabka gobolka Gabiley oo uu weheliyo Maareeyaha Biyaha Gabiley, ayaa maanta soo afjaray khilaaf soo kala dhexgalay wadayaasha booyadaha iyo masuuliyiinta gacanta ku haysa ceelasha biyaha laga waraabiyo degmooyinka Gabiley iyo Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS