Khilaaf Cakiran oo U Dhexeeya Maamulka Wajaale iyo Booyadaha Biyaha oo Cirka Isku Shareeray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Khilaaf Cakiran oo U Dhexeeya Maamulka Wajaale iyo Booyadaha Biyaha oo Cirka Isku Shareeray
February 11, 2019 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (WJN)- Iyadoo uu dhawaan Wasiirka wasaarada Biyaha Somaliland Xadhiga ka jaray Biyo gelinta Magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale ayaa waxaa hadana magaalada ka taagan khilaaf cakiran oo ku salaysan Biyaha oo u dhexeeya maamulka magaalaada Wajaale iyo Booyadaha Biyaha dhaamiya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS