|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Ururka Solja Oo Ka Hadlay Xukun Maxkamada Gabiley Ku Riday Wariye Ka Hawlgala Gobolka,Eedo Culusna Ujeediyay Maayarka!!
February 5, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta somlilan dee solja maxamuud cabdi jaamac xuuto ayaa ka hadlay xukun maanta maxkamada gabiley ku riday wariye jacfar cawil oo ka hawlgala warbaahinta madax banaan ee gobolka kaasi oo maxkamadu dhul dhigtay ganaax lacageed Gudoomiyaha solja ayaa maayarka gabiley kueedeeyay in uu kala qaybinayo warbaahintii gobolka gabiley HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Madaxwayne Siilaanyo Oo dalka kusoo laabtay Kana Hadlay Xaalada Xisbiga Kulmiye Iyo Hankiisa ... Gudoomiyaha-Golaha-Guurtida-Soomaaliland-Oo-Maamulka-Pumtland-Ugu-Baaqay-Ilaalinta-Nabad-Galyada Warbixin: Loolanka Loogu Jiro Shir-Guddoonka Wakiillada Iyo Xeeladaha Lagu Kala Jiidanayo Mudanayaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|