WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Gobolka Sool oo Gaadhay Deegaanka Tuka-raq

Tuka-raq (WJN)- Guddoomiyaha gobolka Sool oo ay weheliyaan maamulka magaalada Laascaanood, ayaa gaadhay deegaanka Tuka-raq ee gobolka Sool, Iyagoona kormeeray xaalada iyo baahiyaha noleed ee ka jira deegaankaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Guddoomiyaha Gobolka Sool Oo Kormeer Ku Tagey Degmada Tuko raq

Exit mobile version