|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Ku Xigenka Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Ee Wakiilada oo Raali Ka Bixiyay Hadalkii Xildhibaan Buubaa Ee Daynta 80 Milyan
February 7, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiye ku xigeenka gudi hoosaadka ilaalinta iyo dabagalka Hantida qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xamuud, ayaa raali gelin ka bixiyay hadal ka soo yeedhay guddoomiyaha gudidaasi Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ku aadanaa in Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo ay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku wareejisay lacag dayn ah oo dhan 80 Milyaan oo dollar.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:“Ninka Xoolihii Ummadda Ee Beeraha Iyo Guryahaba Lahaa Xoog Ku Haysta Haysku Dooran – Waa Waraabe Aa... Xukuumada Somaliland Iyo Haayadaha Unta Iyo kuwa Caalamiga Ah Oo Kulan Deg Deg Ah Ka Yeeshay Sidii ... Daawo Xoghayaha Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya Oo Maanta Soo Gaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|