Saxafiyiin Cambaareeyay Xadhig Lagula Kacay Wariye Ka Hal Gala Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Saxafiyiin Cambaareeyay Xadhig Lagula Kacay Wariye Ka Hal Gala Gabiley
February 23, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Qaar ka mid ah Wariyeyaasha ka hawl gala warbaahinta ee magaalada Gabiley oo kulan isugu yimi, ayaa si adag u cambaareeyay xadhig ay sheegeen in maanta lagula kacay mid ka mid ah Wariyeyaasha ka hawl gala magaaladaasi, iyagoona Maayirka Gabiley ku eedeeyay in uu ka dambeeyo xaddhiga Weriyehaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS