|
|||||
WAJAALE NEWS
Diyaarado Nooca Dagaalka Ah oo Argagax Geliyay Dadweynaha Reer Alleybaday iyo Guddoomiyaha Degmada oo Ka Hadley
February 2, 2019 - Written by Reporter:Alleybaday (WJN)- Diyaarado la sheegay in ay yihiin kuwa dagaalka oo joog hoose ku duulaya, ayaa argagax geliyay dadka ku nool tuulooyinka Taysa iyo deegaanada ku hareeraysan oo hoostaga degmada Alleybaday. Guddoomiyaha degmada Alleybaday Cabdirisaaq Sheekh Cabdilaahi, ayaa ka hadley waxa ay ka ogyihiin diyaaradaasi dagaalka ee dl heehaabayay deegaanada hostaga degmada Alleybaday.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;-22 Tuulo Oo Karirsan Degmada Faro-wayne Oo Shaaciyay In Ay Ka Go,ayaan Degmada Iyo Sobobta! Xisbiga Wadani Oo Markale Ka Hadlay Muwaadin Mudo 38 cisho Ah Uxidhan Wiil Uu Dhalay Madaxwayne Biix... Madaxweyne Biixi Oo Maxkamadda Sare U Gudbinaya Dalab Ah In Ay Markale Qaraar Kasoo Saarto In Dooras... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|