|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Kenya Oo Xidhiidhka U Jartay Somaliya,Kuna Wargalisay Safiirkii Ujoogay Nayroobi In Uu Dalka Ka Baxo!
February 16, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Dowladda Kenya ayaa xidhiidhka u jartay una yeedhay safiirkeedii Soomaaliya, ayada oo xiisad diblomaasiyeed ay ka dhex dillaacday labada dal. Dhanka kale waxaa sidoo kale ay dawlada kenya 24 saacadood gudahood u qabatay inuu dalka kagaga baxo safiirka dalka somalia ee fadhigiisu yahay magaalada nairobi ee kenya. Kenya ayaa sheegtay inay ka cabaneyso in Soomaaliya ay xaraashtay deegaano shidaal oo ku yaalla “dhul ay leedahay Kenya.” Warkan oo goor dhow uu baahiyey wargeyska Daily Nation Ayaa Wax Faah faahin ah lagu baahin wallow ay hore ujirtay muran xaga dhulka oo mudo udhexeeyay labadan dal Ma jiro war la xidhiidha arrintan oo kasoo baxay dhanka somalia, Wixii War ah ee kasoo kordha xiisada siyaasadeed ee ka dhex istaadhan tahay Kenya iyo somaliya kala soco wararkeena danbe, WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE Related posts:War-murtiyeed: ay wada jir u soo saareen Musharaxiinta Madaxwaynaha iyo Ku Xigeenkiisa ee Xisbiga Uc... DAAWO ; Madaxa Ololaha Xisbiga Waddani iyo Xoghayaha Ciyaaraha Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedaymo Uga ... DAAWO: Hordhaca; Barnaamijka Xog Iyo Xaqiiq Oo Aynu Diirada Ku Saarayno Hantida Danta Guud Ee Ay Xu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|