|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xuska Magaalooyinka Itoobiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Jig Jiga Iyo Dhacdooyin Xiiso Badan Oo Lagu Soo Bandhigay
February 16, 2019 - Written by Editor:JIG JIGA (W,N) Xuska magaalooyinka fadaraalka itoobiya ayaa maanta lagu qabtay magaalada jig jiga ee kililka somalida. Munaasibadan ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin sar sare oo ka socday dawlada fadaraalka itoobiya, madaxwaynayaasha kililada itoobiya iyo waftiyo kala duwan oo kasocday beesha caalamka iyo wadamada ay jaar wadaagta yihiin itoobiya iyadoo munaasibada ay qayb ka ahaayeen wafti ka socday Somaliland . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/8T0SXzwXqmY
Related posts:Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Dhaam Biyood La Dhagax Dhigay, Sheegayna In Aanu Noqon Kii ... DAAWO: Qaabkii Uu U Dhacay Weerarkii Xalay Ee Xeebta Liido Iyo Dhimashada Oo Kor U Dhaaftay 25qof. M... DAAWO;-Maamulka Gobolka Saaxil Oo Beeniyay Warar Laga Faafiyo Oo Lagu Sheegay In Qof Coronavirus Qab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|