|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Maaliyada Jsl Oo Sheegtay In Aanay Wax Dayn Ah Ku Wareejin Xukuumada Madaxwayne Biixi,
February 4, 2019 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada xukuumada axmed siilaanyo marwo samsam cabdi aadan ayaa gabi ahaanba beenisay in ay wax dayn ah ku wareejiyeen xukuumada madaxwayne muuse biixi Ex wasiir samsam ayaa daadifaysy hadalkii maanta kasoo yeedhay wasiirka maaliyada sacad cali shire iyo gudida dabagalka hanti qaranka ee golaha wakiilada Halkan ka daawo muuqaalka warkan; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|