|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Waqooyiga & Galbeedka Hargaysa Oo Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Ku Eedeeyay In Uu Deegaano Gobolka Salel Katirsan Ka Wado Iska Horkeen.
February 23, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qaarkamida siyaasiyiinta iyo waxagaradka waqooyiga iyo galbeedka hargaysa ayaa eedo culus ujeediyay madaxwyne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici iyaga oo ku eedeeyay in masuul ka yahay muran dhuleed oo maalmihii udanbeeyay ka taagan deegaano kamida gobolka salel. Sidoo kale xubnahan aya sheegay in cabdiraxmaan saylici wado eex iyo deegaamay ee beeshiisa kula safan yahay Dhanka kale siyaasiyiinta ayaa baaq udiray madaxwaynaha Somaliland iyagoo ka codsaday in Uu arinta ka taagan xeebaha Somaliland soo faro galiyo gaar ahaan deegaanada Xariirad,Garbo dadar,Gargaara Galbeed iyo Heemaal; HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Caawa Iskugu Soo Baxay Taageerada Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya. Shirkadaha Laydhka Ee Gaafane,Telesom Iyo National Oo Wasiirka Macdanta & Tamarta ku Eedeeyay In Uu ... R-Wajaale: Qaybo Kale Oo Ka Mida Fadaa'isha Bisha Ramadaan Waana Darsigii 3aad Oo Goor Dhawayd Duhur... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|