|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo Wax Laga Waydiiyay Sobobta Shirka Xisbiga Xiligan Loo Qabtay +Xadhiga Iyo Cabudhinta Ay Xukuumadu Shacabka Ku Hayso!
February 25, 2019 - Written by Editor:BORAMA(W,N) Siyaasi Cabdicasiis maxamed samaale oo kamida golaha fulinta xisbi xaakimka kulmiye ayaa wax laga waydiiyay sobobta xiligan shirka golaha dhexe ee xisbiga loo qabtay iyadoo dalka duruufo kala duwani ka jiraan Sidoo kale siyaasi samaale oo lala boobay su,aalo kakan ayaa hadlay aragtida uu ka qabo xadhiga shacabka ay xukuumadu kula kacdo iyo wixii uu hore u aaminsanaa. HALKAN KA DAAWO; MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Waxa nasiib daro ah Siyaasiyiinta Kulmiye kujirta gaar ahaan kuwa Sacad-muuse Siyaasiyiintoodii waxa... Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Tog Wajaale Oo Tacsi Udiray Qoyskii Iyo Shacabka Uu Baxay Marxuum Caaqi... Qoyska Sarkaalkii Lagu Diley Deegaanka Goroyo Cawl Marxuum Cabdirasaaq Dalmar Oo Sheegay In Madaxyn... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|