|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Marwo Faadumo Siciid Oo Soo Bandhigtay Cadadka Lacago Malaayiin Dollar ah Oo Lagu Lunsado Safaaradaha Dibada Iyo fashilka Siyaasada Arimaha Dibada Jsl.
February 12, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xoghayaha Arimaha Dibada ee xisbiga wadani marwo faadumo siciid ayaa daboolka ka qaaday fadeexado culus oo dul hoganaya siyaasada arimaha dibada somaliland iyo cadadka dhaqaale malaayiin dollar ah oo lagu lunsado safaarada dalka dibadiisa Dhanka kale marwo faadumo siciid ayaa banaanka keentay tirada safaaradaha aan shaqaynin balse kharashkoodu ku jiro miisaaniyada Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Ka Hadlay Arimo Badan Oo La Xidhiidha Xaalada Dalka Iyo Doorashooyi... Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Waxka Qabato Ceelal Biyood Jabay E... Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse Iyo Nuxurka Khudbadii Uu ka Jeediyay Xafladii Xil Wareejinta Wasiirka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|