Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Ka Hadlay Arimo Badan Oo La Xidhiidha Xaalada Dalka Iyo Doorashooyinka
June 4, 2024 - Written by Editor:
BOORAMA(W,N)-Siyaasi maxamed jaamac abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaridka ee kasoo jeeda gobolka awdal ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligan ayku sugan tahay somaliland isagoo dhaliilo culus ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi oo uu sheegay in ay ku fashilantay hogaamintii dalka
Sidoo kale siyaasi abgaal ayaa shacabka gobolka awdal ugu baaqay in ay taageeraan isbadal ka dhaca dalka doorashada inagu soo foole.