|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargaysa Oo Daamurkii Ugu Badnaa La Soo Degtay Iyo Masuuliyiin Ka Warbixiyay.
February 12, 2019 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Xoghayaha Dawlada Hoose ee caasimada hargaysa oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa ka warbixiyay dawlada hoose oo daamurkii ugu badnaa lasoo degtay iyo jidadka ay damacsan yihiin in bilaabaan dhismahooda. Sidoo kale xidlhibaan cabdicasiis aadan habane(sisto) iyo xildhibaan xasan cabdi cali (xasan shahar) ayaa dhankooda ka hadlay dhaliilaha ay dadka qaar usoo jeediyaan iyo waxa uqabsoomay dalka hoose mudadii ay golaha deegaankani joogeen, Halkan ka Daawo muuqaalka warkan;
Related posts:MSG GROUP Oo Noqday Shirkada Kaliya Ee Lacagaha Ay Dalka Dibadiisa Ka Hesho Ku Malgalisa Somaliland;... DAAWO;-Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Digay Qorshayaal Ay Sheegeen In Xukuumadu Ku Carqaladayna... Loolanka Loogu Jiro Maayarka Magaalada Berbera Oo Meel Xasaasiya Maraya Iyo Xogihii Ugu Danbeeyay Ee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|