“Boorama Waa Caasimadii Labaad Ee Somaliland oo Bahasha Qaydhiinka Ayaa Lagu Qaybsaday”. Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Boorama Waa Caasimadii Labaad Ee Somaliland oo Bahasha Qaydhiinka Ayaa Lagu Qaybsaday”. Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar
February 25, 2019 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo ah suldaanka gobolada Galbeedka Somaliland oo saaka ka qayb galay shirweynaha golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo madashaasi khudbad ka jeediyay, ayaa sheegay in magaalada Boorama ay tahay Caasimada labaad ee Somaliland oo aan lagu murmi Karin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

WAJAALENEWS DESK

BORAMA OFFICE

WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS