|
|||||
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Saaxil oo Sheegay In Aanu Lahayn Xafiis Uu Ku Shaqeeyo iyo Sababta
February 1, 2019 - Written by Reporter:Berbera (WJN)- Guddoomiyaha gobolka Saaxil Axmed Cismaan Xasan, ayaa ka hadley muranka dhulka ee ka taagan magaaladaasi iyadoona ay qaar ka mid ah qoyska Madaxweynihii hore Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ay ku eedeeyeen in dhulkii marxuum Cigaal looga dhisayo guri. Dhinaca kale Guddoomiyaha, ayaa sheegay in aanu lahayn xafiis uu ku shaqeeyo, islamarkaana uu ku shaqeeyo xafiis ay leedahay Wasaarada Maaliyadu.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Wasiirka Cadaaladda Oo Gaadhay Magaalada Lascanood Kana Daah Furay Barnaamijka 'Maxbuus La ... Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Afur Iyo Casho Ah Ku Maamuusay Bah... Wafti Uu Hogaaminayo Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Dalka Uk Ee Udooda Aqoonsiga Somaliland Oo Boo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|