“Xukuumadu Dhaqaalihii Ay Ururisay Waxay Ku Gurtay Sanaaduuq”..Xildhibaan Bashiir Tukaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xukuumadu Dhaqaalihii Ay Ururisay Waxay Ku Gurtay Sanaaduuq”..Xildhibaan Bashiir Tukaale
January 2, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen (Tukaale) oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in lacagtii ay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi uruurisay lagu guray sanaaduuq, Isagoona ku baaqay in lacagtaasi umada gasho oo waxlagu qabto.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS