|
|||||
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid oo Eedaymo Culus U Jeediyay Hay”adda Dhowrista Tayada iyo Wasaarada Shaqo Gelinta
January 9, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xoghayaha warfaafinta Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi, ayaa eedaymo culus u jeediyay Hay”adda Dhowrista Tayada Somaliland, Isagoona ku eedeeyay inay gabi ahaanba gabtay shaqadeedii. Dhinaca kale waxa uu Xoghaye Yuusf Kayse uu sheegay in shaqaalaha ajaanibka ahi ay gabi ahaanba la wareegeen shaqadii ay xaqa u lahaayeen muwaadiniinta reer Somaliland, waxaana uu arrintaasi ku dhaliilay Wasaarada Shaqo Gelinta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo:Wasiir Hore Uga Tirsanaan Jiray Xukuumada Madaxwayne Silaanyo Oo Bedka Soo Dhigay Siro Badan O... Daawo:Madaxweyne Silaanyo Oo Kulan Albaabadu U Xidhan Yihiin La Yeeshay Wafti Culus Oo Uu Hogaaminay... DAAWO ;Wasiirka Caafimaadka Dr Xaglo Toosiye Oo Mamnuucay Fariimaha Caafimaad Ee Aan Soo Marin Wasaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|