|
|||||
WAJAALE NEWS
“Xisbiga Waddani Wuxuu Wataa Ajande Aan Somaliland Ahayn Mana Doonayo In Doorosha Dhacdo”..Faysal Cali Waraabe
January 2, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay kulankii maanta xisbiyada mucaaridka iyo Xukuumadu ay yeesheen, Isagoona eedeymo culus u jeediyey xisbiga Waddani. Dhinaca kale Faysal Cali Waraaabe ayaa Xisbiga Waddani ku eedeyey in uu wato Ajande aan Somaliland ahayn oo uu doonaayo in aanay Somaliland wax doorasho ahi ka dhicin. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/t-k854tZEpo Related posts:Soo Dhawayn Go'aanka Komishanka Iyo Sixid Mudda Xileedka Madaxweynaha Iyo Ku-xigeenkiisa”Xil. Ku Cad... Wasiir Xaglotoosiye Oo Ka Hadlay Xaaladda Buuhoodle, Farriimana U Diray Cali Khaliif Iyo Guddoomiye ... “Aniga Oo Ku Hadlaya Magaca Madaxwaynaha Jabuuti, Waan Idiinka Mahad Celinayaa Sida Aad Noosoo Dhawa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|