Waddani oo Qaadacay Kulankii Xisbiyada iyo Xukuumada, Fashiliyeyna Heshiish Qarsoodiya oo Ay Galeen Kulmiye iyo Ucid | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waddani oo Qaadacay Kulankii Xisbiyada iyo Xukuumada, Fashiliyeyna Heshiish Qarsoodiya oo Ay Galeen Kulmiye iyo Ucid
January 2, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa qaadacay kulankii Xisbiyada mucaaridka iyo Xukuumada uga socday magaalada Hargeysa, Iyagoona fashiliyay heshiis qarsoodiya oo ay galeen Kulmiye iyo Ucid.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/PasPQTzC-1s

COMMENTS
LINKS