|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid oo Soo Bandhigay Sababihii Xilka Looga Qaaday Gudoomiye Ku Xigeenkii Koowaad Ee Xisbigaasi
January 14, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa maanta jawaab adag ka bixiyay eedaymo guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee xisbigaasi ee xilka laga qaaday u soo jeediyay madaxda ugu saraysa Xisbigaasi. Shir jaraa’id oo ay si wada jira xarunta xisbiga Ucid ugu wada qabteen Xoghayaha arrimaha gudaha Xisbigaasi Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) iyo guddoomiyaha xisbigaasi u qaabilsan gobolka Awdal Cabdirashiid Ibraahim Isaaq, ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen qodobada loo cuskaday xilka qaadistii ay maalintii shalay ahayd ku sameeyeen guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee Xisbigaasi Cabdinaasir Buuni.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/JVrdo8Dfc2U Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Daah-furay Tartanka Kubada Cagta Ee Horyaalka Gobolada Somaliland Oo Magaalada B... Qadiyadda Somaliland Kuma Xidhna In Abiy Ahmed Yidhaahdo Farmaajo Iyo Kheyre Hala Isku Badelo, Ee Wa... DAAWO; Wakiilka Somaliland u fadhiya Dalka Yemen Oo Si Rasmi ah Shaaca Uga Qaadey in la Aasay Dadkii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|