Xisbiga Ucid oo Fashiliyey Shirqool Xukuumadu Doonayso Inay Ku Burburiso Xisbiga Waddani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid oo Fashiliyey Shirqool Xukuumadu Doonayso Inay Ku Burburiso Xisbiga Waddani
January 7, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Cabdinaasir Buuni, ayaa fashiliyay shirqool uu sheegay in Xukuumadu ku doonayso inay Xisbiga Waddani ku shaanbadayso Somaliweyn, islamarkaasna xisbiga Waddani ku burburiso sidaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/cQMdm2iLw5w

COMMENTS
LINKS