Xisbiga Kulmiye oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Eedo Uga Yimi Guddoomiye Cirro iyo Jaamac Shabeel | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Eedo Uga Yimi Guddoomiye Cirro iyo Jaamac Shabeel
January 23, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga talada dalka Somaliland haya ee Kulmiye, Axmed Cabdi Dheere, ayaa markii ugu horaysay ka hadley  mudo kordhinta loo sameeyay mudanayaasha golaha Wakiilada.

Dhinaca Axmed Cabdi Dheere, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Jaamac Shabeel.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS