Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland oo Ku Baaqay In La Xidho Safaarada Turkiga Ee Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland oo Ku Baaqay In La Xidho Safaarada Turkiga Ee Hargeysa
January 24, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xildhiban Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Somaliland, ayaa Xukuumada ugu baaqay in ay xidho Safaarada dalka Turkiga ee Hargeysa oo uu sheegay in ku dhibaataysan yihiin dadka Somalilanderka ahi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/WfIKtUPLlG0

COMMENTS
LINKS