|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta DDSI Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Madaxwayne Cagjar Iyo Axmed Shide+ Aragtiyaha Ay Isku Hayeen.
January 28, 2019 - Written by Editor:Jig jiga(W,N) Wasiirka warfaafinta Ismaamulka somalida itoobiya ayaa faah faahin ka bixiyay qodobada ay ku heshiiyeen madaxwayne mustafe cagjar iyo gudoomiyaha xisbiga shacabka ahna wasiirka maaliyda axmed shide oo khilaaf soo kala dhex galay balse dhawaan raysal wasaaraha dawlada fadaraalka itoobiya Sidoo kale wasiir ayaa sharaxay aragyihii ay isku hayeen labadan masuul. Halkan ka Dhagayso Faah faahinta Warkan; Related posts:Daawo-Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Deeq Raashina U Qaybiyey Dad Danyar Ah oo Laga Raray Gurigii L... DAAWO; Tahriibayaashii Libiya Ka Tagi Jiray Yurub Oo Bada Gudaheeda Ku Xaniban Iyo Tirada Dowladaha... Madaxweyne Biixi Oo Martiqaad Hadhimo-Sharafeed Ah Ufidiyay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|