|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caafimaadka oo Qalab Kala Wareegay Wefti Ka Socda Turkiga
January 7, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo danjiraha dalka Turkiga u qaabilsan arrimaha Soomaalida, Iyagoona ka wada hadley sidii iskaashi dhaqaale ay u wada yeelan lahaayeen dalalka Somaliland iyo Turkigu. Dhinaca kale Wasiirka Caafimaadka ayaa, weftigan kala wareegay qalab caafimaad oo loogu tala galay Cisbitaalka guud ee Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Ciidanka Booliska Jsl Oo Xidhay Tifaftirihii Shabakada Wararka Ee Xogreeb. Wariye Cabdicasiis Bashii... “Somaliland Waxaa Na Kala Qaybiyay dhibaato iyo duruufo badan Waana Garab Naga Maqan, diyaar Ayaanu ... Beelaha Habar-magaadle(Isaaq) Oo Dhawaan Suldaan Cusub Loogu Caleemo Saarayo Deegaanka Kala-baydh COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|