|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caafimaadka oo Qalab Kala Wareegay Wefti Ka Socda Turkiga
January 7, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo danjiraha dalka Turkiga u qaabilsan arrimaha Soomaalida, Iyagoona ka wada hadley sidii iskaashi dhaqaale ay u wada yeelan lahaayeen dalalka Somaliland iyo Turkigu. Dhinaca kale Wasiirka Caafimaadka ayaa, weftigan kala wareegay qalab caafimaad oo loogu tala galay Cisbitaalka guud ee Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:“Bal 12cisho Kadib Muuse Biixi Halka Uu Xukumo Hasoo Sheego Iyo Xuduudaheega”Gudoomiye Faysal Cali W... Gudoomiyaha Komishanka Oo Shaaciyay In Ay Diyaarinayaan Sidii Doorashada Madaxtooyadu Wakhtigeeda Ug... Daawo:-Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga Ah oo Kulan Baladhan Ganacsatada Magaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|