|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Maayerka Hargeysa oo Furay Dhismeyaal Ciidanka Dab-damiska Loo Dhisay
January 30, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo uu weheliyo Maayerka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco”, ayaa xadhiga ka jaray dhismeyaal cusub oo loo dhisay Ciidanka Dab-damiska Caasimada Hargeysa, kuwaasoo laga hir-geliyey Degmooyinka Ibraahim Kood-buur iyo Maxamuud Haybe. Munaasibada xadhig ka jarista waxa kale oo ka hadlay Maayir ku-xigeenka iyo Masuuliyiinta Ciidanka Dab-damiska. Dhismeyaashan oo ay dhistay Dawladda hoose, ayaa waxa ku shaqayn doona Ciidanka Dab-damiska ee ka howl-gelaya labadaas degmo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Madaxweynaha Somaliland oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Qaranka oo Soo Dha... Wareegii Koowaad Ee Doorashada Gudomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Soo Dhamaatay Iyo Afar Musharax... DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Dhagax Dhigay Dhismayaal Cusub Oo Lagu Kordhinayo Xarunta Dawla... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|