|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaaradda Waxbarashada oo Sheegtay In Ay Sharciga La Tiigsan Doonto Macalimiin Mudaharaad Sameeyay
January 31, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Agaasimaha guud ee Wasaarada waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, Axmed Abokor oo ay weheliyaan qaar ka mid ah masuuliyiinta wasaaradaasi, ayaa ka jawaabay eedaymo uga yimi qaar ka mid ah Macalimiinta Dugsiyada oo sheegay in Wasaarada waxbarashadu lunsatay lacago loogu talagalay oo tobabar uga socday Hargeysa. Dhinaca kale Masuuliyiinta wasaarada waxbarashada, ayaa waxa ay sheegtay in ay anshax marinayaan dhamaan macalimiintaasi mudaharaadka sameeyay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Maayarka Caasimada Oo Fariin La Xidhiidha Maalinta Ololaha Nadiifinta Udiray Shacabka Reer Hargaysa. Golaha Guurtida Oo La Filayo In ay Maalinta Bari ah Mudo Kordhin Mar Kale U Sameeyaan Xukuumada Siil... Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Kulan La Qaatay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Iyo Ar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|