Hargeysa (WJN)- Madax kormeerka ee dabagalka dhulka danta guud ee Wasaarada hawlaha guud dhulka iyo Guryaynta Somaliland Bishaar Axmed Shooke iyo ku xigeenkiisa, ayaa kormeeray qaar ka mid ah Buuraha Waqooyiga Hargeysa oo muran xoogani ku dhexmaray dadka ka xoogsada Buurahaasi iyo dad sheegtay ciida laga soo qodo buurahaasi.