|
|||||
WAJAALE NEWS
“Somaliland La Wada Leeyahay Aasaskedu Waa Inuu Noqdaa Xisbiyo La Wada Leeyahay, Waana Ceeb In Kulmiye Jeegaan Lagu Tilmaamo, Waddanina Giraan, Ucidna Ciidagale”..Cabdikariin A. Mooge
January 4, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Aqoonyahan Cabdikariin Axmed Mooge ayaa talooyin u jeediyay sadexda Xisbiyada qaranka ee Somaliland, Isagoona sheegay in Somaliland la wada leeyahay aasaaskeedu noqdo xisbiyo la wada leeyahay islamarkaana ay Ceebtahay in Kulmiye lagu sheego Jeegaan, Waddanina lagu sheego Giraan, Ucidna lagu sheego Ciidagale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/CHgh23WVGrk Related posts:Daawo:Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Nidar Ku Galay In Xaafada 26 ka Juun U Codaynayaan Xisbiga W... Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Taageeray Waftiga Somaliland Ee Ka Qaybgalaya Caleemo Saarka Madaxway... DAAWO; Suxufiyiinta Ka Hawlgala Gobolka Gabiley Oo Si Adag U Canbaareeyay Xadhiga Labada Wariye Ee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|