Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex oo Xayiraad Ku Soo Rogtay Hoteelka Beerta Libaaxyada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex oo Xayiraad Ku Soo Rogtay Hoteelka Beerta Libaaxyada
January 3, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Maxkamada gobolka Maroodi Jeex, ayaa maanta xayiraad ku soo rogtay Hoteelka beerta Libaaxyada oo ku yaala Magaalada Hargeysa, Iyadoona Maxkamadu ay xadiday wakhtiyada uu furnaanayo hoteelkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS