Markabkii Ugu Horeeyay Ee U Raran Dalka Itoobiya oo Ku Soo Xidhay Jabuuti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Markabkii Ugu Horeeyay Ee U Raran Dalka Itoobiya oo Ku Soo Xidhay Jabuuti
January 8, 2019 - Written by Reporter:

Djibouti (WJN)- Waxaa mid ka mid ah dekedaha dalka Jabuuti maanta ku soo xidhay Markab siday 80,000 kun oo tan oo qamadi ah oo loo waday dalka Itoobiya, Markabkan oo laga leeyahay wadanka Ruushka ayaa Waxaa uu noqonayaa markabkaasi kii ugu waynaa ee  ku soo xidha dekedaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS