Maayarka Gabiley oo Magacaabay Gudi Qayb Ka Noqon Doonta Dhismaha Maktabada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Gabiley oo Magacaabay Gudi Qayb Ka Noqon Doonta Dhismaha Maktabada Gabiley
January 30, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Warqad maanta ka soo baxday xafiiska Maayarka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar, ayaa lagu sheegay in lagu magacaabay gudida qayb ka noqon doonta dhismaha Maktabada Gabiley oo ka kooban 21 xubnood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka war-saxaafadeedka

COMMENTS
LINKS