|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Saab Tv Oo Laga Horjoogsaday In Uu Soo Galo Somaliland Iyo Wariye Celi Seenyo Oo Ka Faah Faahin Ka Bixiyay Sidii Wax U Dhaceen+Cida Uu ku Eedeeyay Arintan!
January 18, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Maamulka Tvga Saab Abwaan/wariye Cali Seenyo ayaa laga horjoogsaday in uu soo galo Somaliland kadib markii lagu horjoogsaday xuduudka udhexeeyay Somaliland iyo jabuuti ee lowyo cado. Cali Seenyo ayaa faah faahin ka bixiyay sidii wax ugu dhaceen iyo cida amartay falkan lagu horjoogsay. Sidoo kale wariye cali seenyo wuxuu eedo culus ujeediyay taliyaha ciidanka booliska cabdilaahi fadal. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Xisbiyada Aanu Tartamayno Lagama Rabo, Waalana Boobay Iyo Dad Dhintay Baa Codeeyay, Ee Ha Ku Qancaa... Halkan Ka Daawo Madaxwayneha Somaliland Oo Ka Hadlay Hawlgalada Cidanka Qaranka ee Taleex Iyo Sidoo ... War Deg-Dega : Muj Dheereeye Oo kamida Xubnihii Dhawaan Kusoo Biiray Xisbiga Wadani Oo Xabsiga lo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|