khatarta caafimaad ee ay keeni karaan dawooyinka cosmatics iyo shirkadaha keena daawooyinkaas oo aan ka diwaan gashanayn hayada tayada daawooyinka ee who under certificate lesience Essentials all European product supplier.
Daawooyinka cosmatics ee dalka dibada uga yimaada oo aan lahayn tayo fiican iyo dalalka ay ka yimaadan oo aan ahayn dalal ka diwaan gashan hayada dhawrista ee aduunka under Who certificate sida daawooyinka ka yimaada shirkadaha essentials all European product supplier oo ah shirkadaha soo diyaariya daawooyinka cosmatics ee la ismariyo daawooyinkaas ay aduunka usoo dhoofiyaan company European oo ah company heer caalamiya halka daawooyinka dalka yimaada ay ka yimaadan dalalka india chine iyagoon tayo fiican aan lahayn tayo isticmaalka daawoyinka cosmatics oo dhib aad u wayn ku haya bulshadruntii aad culus oo caafimaadka haweenkeena soomaliyeed aad u samaynaya ku ayaa aanay jirin fahan la an iyo aqoon la an ay u isticmaalayaan dawooyinkaas oo u baahan in dr khibrad u lahi uu bixin karo.
looma baahna in abuurka eebe inoo abuuray la qawado abuurka eebe subxana lahi wa tacala waxa uu quraanka kariimka ku yidhi waxaan dadaw idiin abuuray sidii ugu wanaagsanayd oo ale inoo dhamaystiray wax kasta oo khuseeya noolasha bini adamka iyo qofku waxa uu kasbanaya mudada uu noolyahay shar iyo khayr bal ka waran haweeyneyda tidhi anigu waxaan khilaafay alow sidii wanaag sanayd ee aad ii samaysay anigu hadan ahay haweenaydan sidan ayaan yeelay oo aan u badalay jidhkaygii ano aan ku qanacsanayn qadarka ale waa arin dhib ah runtii fayadhorka daawooyinkan khatarta isku darka chemicals xoogan ee halista caafimad darada ku haya haweenkena ma fiicna in had iyo goor lagu iibiyo goobaha suuqyada iyaga oo aan dr herbels ku qorin ha isticmaalin hana is marin
WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan