|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Nabada Geliyada Ee Golaha Guurtida oo Kulan La Qaatay Taliyaha Ciidanka Booliska
January 3, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Gudida nabad geliyada iyo Amaanka ee golaha Guutida Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay Taliyaha Ciidamada Booliska Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan. Kulankan oo ahaa mid albaaabadu u xidhan yihiin ayaa markii uu soo dhamaaday waxa si wada jir ah warbaahinta ula hadley Guddoomiyaha gudida nabad geliyada ee golaha Guurtida iyo Taliyaha Ciidanka Booliska, iyagoona faaah-faahin ka bixiyay ujeedka kulanka iyo waxyaabihii ay kaga wada hadleen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:DAAWO;ROOB Dabaylo wata Oo SHalay Ka Da,ay Magaalada Hargeisa ayaa KHasaare Balaadhan Gaadhsii... Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Amaro Cusub Soo Saaray, Kana Hadlay Dhacdo Lagu Waxyeeleyay ... DAAWO; Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Oo Ku Rafatay Heestii Fanaanada Weyn EE Sahra Axmed EE ahayd Had... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|