|
|||||
WAJAALE NEWS
Dibadbaxyo lagu tageerayo Al Bashiir oo ka dhacay Khartuum
January 9, 2019 - Written by Reporter:KhartuUm (WJN)- Dibadbaxyo lagu taageerayay madaxweynaha Suudaan Cumar Al Bashiir ayaa maanta ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Khartuum. Dibadbaxa ay kasoo qeyb galeen boqolaal qof waxaa soo qabanqaabiyay xisbiga ka taliya dalkaasi. Telefishinka dowladda Suudaan ayaa baahiyay sawirrada dibadbaxyada ka dhacay fagaaraha Green square, dadku waxay siteen calanka Suudaan si ay midnimo u muujiyaan. Dhanka kale, dibadabaxyo kale oo looga soo horjeedo dowladda Suudaan ayaa maanta la filayaa in lagu qabto agagaarka baarlamaanka dalkaasi. Related posts:Wareegtooyin Is-khilaafsan Oo La Xidhiidha Fasaxa Shaqaalaha Ee 26juun Oo kasoo Kala Baxay Haayada S... "Maraykanku Waa Inuu Somaliland Aqoonsadaa Daqiiqado Gudahood Marka Ay Ictiraafto Itoobiya"Micheal R... Shirka Golaha Wasiirradda Somaliland oo Lagaga Dooday Arrinta Saami-Qaybsiga Wakiillada iyo Diyaar-G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|