DAAWO;Maamulka Gabiley Oo Kormeer Kusoo Maray Qaarkamida Beeralayda Gobolka Iyo Dhaqaale Ay Ku Wareejiyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Maamulka Gabiley Oo Kormeer Kusoo Maray Qaarkamida Beeralayda Gobolka Iyo Dhaqaale Ay Ku Wareejiyeen.
January 29, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Maamulka Gabiley oo uu horkacayo Maayarku Ayaa kormeer indho indhayna usoo maray Qaarkamida beeralayda deegaanada hoos yimaada gobolka gabiley.

Sidoo kale masuuliyiinta dawlada hoose ayaa beerayday ku wareejiyaan dhaqaale ay ku dhiiri galinayaa wax soo saarka Gobolka

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS