DAAWO; Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Xariirad Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Dhallinyaro Ciidanka Boolisku Xidh Xidheen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Xariirad Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Dhallinyaro Ciidanka Boolisku Xidh Xidheen.
January 14, 2019 - Written by Editor:

Xariirad (W,N) – Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Madax-dhaqameedka Degmada Xariirad ee Gobolka Selel ee Somaliland, ayaa ka hadlay dhallinyaro ay sheegeen in Dawladdu ka xidh-xidhay deegaankaasi, kuwaasi oo ay sheegeen in aanay wax dambi ah lahayn.

Odayaasha Deegaanka  Xariirad oo Maanta warbaahinta  la hadlay ayaa Xadhigga Dhalinyaradaasi oo badhkood la siidaayey waxay ku eedeeyeen Taliyaha Qaybta Booliiska ee Gobolka Selel.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS