|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madax-dhaqameedka Ismaamulka Somalida Oo Ka Hadlay Khilaafka Udhexeeya Madaxda Ugu Saraysa Iyo Baaq Ay Udireen Dawlada Itoobiya,
January 25, 2019 - Written by Editor:Jig Jiga(W,N) Madax dhaqameedka Iyo Odoyaasha deegaanka kililka shanaad oo ka hadlay khilaaf mudooyinkii udanbeeyay soo kala dhex galay madaxwayne Mustafe Cagjar Iyo Gudoomiyaha xisbiga shacabka Somalida Axmed Shide. Madax dhaqameedka ayaa sheegay in ay isku dayeen in ay dhex galaan khilaafka labadan masuul balse uu diiday wasiirka maaliyada. Sidoo kale Madax Dhaqameedka ayaa baaq culus udiray dawlada fadaraalka Itoobiya. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:DAAWO;-Masuuliyiinta Wasaarada Hawlaha Guud Oo Ka Warbixiyay Halka Uu Marayo Qorshe Usamaynta Magaal... Daawo: Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa Oo Dhibaatada Wadanka Ka Jirta Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Puntland Oo War ka Soo Saartay Dagaalka Taleex Iyo Somaliland Oo Wali Ka Aamusantahay Dawlada Somali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|