DAAWO;-Madax Dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Kulan Ay Layeesheen Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Mawqifka Ay Ka Taagan Yihiin Saami Qaybsiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madax Dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Kulan Ay Layeesheen Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Mawqifka Ay Ka Taagan Yihiin Saami Qaybsiga.
January 23, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Madax-dhaqameedk gobolka Awdal oo ay Weheliyaan Wasiirada Gobolka Iyo Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha wakiilada ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay la yeesheen madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi iyo arimaha ay ka wada hadleen

Madax dhaqameedkan  ayaa shir jaraa,id oo ay ku qabteen huteelka maansoor faah faahin ka bixiyay qodobada ay ka wada hadleen madaxwaynaha iyo arinta saamiga qaybsiga doorashada golaha wakiilada .

Sidoo kale  Madax dhaqameedkan ayaa shaaciyay mawqifka reer awdal iyo in aanay galaynin doorasho bilaa saamiga qaybsi ah

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/Vxqq5eEG0lY

COMMENTS
LINKS