|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaanada Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees Iyo Weedho Suugaan Ah Oo Ay Ku Cabireen Dareenkooda!
January 19, 2019 - Written by Editor:BURCO(W,N) Abwaanada gobolka togdheer ayaa maanta shir jaraa,id oo ay ku qabteen magaalada Burco waxa Ay si adag Uga hadleen xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xukuumada dhawaan xabsiga Utaxaabtay. Hal abuurka gobolka togdheer ayaa suugaan ku cabiray xadhiga iyo cabudhinta xukuumadu ku hayso abwaanada iyo saxaafada Somaliland. Sidoo kale Abwaanada ayaa ka dareen celiyay falkii xukuumada dalka inuu soo galo ugu diiday abwaan Cali Seenyo. Abwaanada ayaa fariin culus udiray xukuumada madaxwayne Muuse Biixi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:XEERKII DILKA “LAW NO 54” EE LAGU SOO OOGAY MUJAAHIDIINTA UFFO 6TH MARCH ,1981 IYO DOORKII ENG.FAYSA... Taliye Kuxigeenkii Hore Ee Ciidanka Booliska Jsl Marxuum Maxamed Shiil Oo Caawa Ku Geeriyooday Magaa... Qaarkamid Ah Garaadadii Gobolka Sool Oo Loo Aqoonsaday Dagaal Oogayaal Iyo Magacyada Kuwa Dalalkii A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|