|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo War Ka Soo Saaray Kulankii Ay La Qaateen Madaxweynaha Somaliland
December 17, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Musharax ku xigeenkii xisbiga Waddani Ambasador Maxamed Cali Cabdi ayaa ka warbixiyay kulankii ay habeenkii xalay ahyd madaxda mucaaridku la yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi. Dhinaca kale Ambasador Maxamed Cali ayaa sheegay in la isku afgartey kulankii xalay in dib loo bilaabo guddidii xisbiyada iyo xukuumada ee wada hadalkoodii hakadka uu ku yimid islamarkaana arimaha laga wada hadli doono ay ka mid tahay arinta kominshanka doorashoyinka oo xisbigoodu hore u sheegay in la kala diro. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Si Toosa(LIVE) Halkan Uga Daawo Dooda Sadexda Musharax Madaxweyne Ku Xigeen Oo Su'aalo Kala Duwan La... DAAWO ; Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Iyo Beeraha Oo Kulan Wada Jir ah Iskugu Yimid Iyo Arimaha ay ... Haayada Shaqaalaha Dowladda Jsl Oo Shaacisay Tirada Kaalmooyin Shaqo Oo Imtixaan Loo Galayo,Shuruuda... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|