|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Baar Siciid oo Ka Hortimid Ansixinta Miisaaniyaddii 2019-ka
December 29, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Baar Siciid oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hortimid ansixinta miisaaniyadii sanadeedka 2019-ka ee goluhu saaka ansixiyay. Dhinaca kale Xildhibaan Baar oo ka mid ahayd 12-kii Xildhibaan ee saaka diiday in la ansixinta odorooska miisaaniyad sanadeedka 2019-ka, ayaa diidmadeeda ku sababaysay in aanay Odorooska miisaaniyadu meelna kaga jirin kordhinta mushaharka Ciidamada iyo wax u qabashada dadka danyarta ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/90p4lpRm3Gg Related posts:Ciidamada RRU da Oo Caawa Gaaf Wareegaya Xaafadaha Magaalada Hargaysa Iyo Cabsi Galinta Shacabka+Moo... Daawo: Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Oo Sheegay In Hoos U Dhac Wayni Ku Yimi Dhoofkii Xoolaha Somalila... DAAWO WASIIRKA WASAARADA GANACSIGA IYO MAALGASHIGA CAALAMIGA OO KA WARBIXIYAY KULAN MAANTA MADAXWAYN... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|