Xeebaha Somaliland oo Laga Madnuucay Maraakiibtii Sharci Darada Kaga Kaluumaysan Jirtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xeebaha Somaliland oo Laga Madnuucay Maraakiibtii Sharci Darada Kaga Kaluumaysan Jirtay
December 26, 2018 - Written by Reporter:

Burco (WJN)- Wasiirka wasaarada  Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga Somaliland Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi), ayaa ka hadley sababta Xukuumadu xeebaha dalka uga madnuucday Maraakiibta sida sharci darada ah uga kaluumaysan jiray, isagoona talaabadan ku tilmaamay mid ay ku ilaalinayaan xeebaha dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS